Sida aan u taageeri karno:

Waxaan iskaashi la samaynaa Waaxda Carruurta, Dhallinyarada iyo Qoysaska (DCYF) si aan u taageerno bixiyeyaasha faragelinta hore, qoysaska iyo carruurta da'doodu tahay saddex sano. Kooxdayadu waxay awoodaan:

  • U fiirso sida ilmuhu hadda u shaqeeyo oo qiyaas tillaabooyinka xiga

  • Samee hannaan qiimayn ku habboon

  • Samee nidaam isgaarsiin shaqayn kara ama wanaaji mid jira

  • U samee natiijooyinka ama yoolalka Qorshaha Adeegga Qoyska ee Shakhsi ahaaneed ee ilmaha (IFSP)

  • Wax ka beddel deegaanka si aad ugu fududayso ilmaha in lagu daro nolosha qoyska

  • Ka Gudubka Qaybta C ilaa Qaybta B

Wixii macluumaad ah kala xidhiidh:
Katie Humes, Agaasime

Macluumaad intaas ka badan oo ku saabsan Sharciga Waxbarashada Shaqsiyaadka Naafada ah ee federaalka (IDEA), Qeybta C, iyo sida loo helo xiriirada gudaha Gobolka Washington, gal website-ka DCYFTaageerada hore ee dhallaanka iyo socod baradka (ESIT)